About Maankulan

Maankulan waa nidaam casri ah oo maqaayadaha ka caawiya maareynta orders, staff, tables, iyo analytics hal meel oo fudud. Waxa lagu dhisay xawaare, amni, iyo user experience si ganacsigu u helo control buuxa iyo adeeg degdeg ah. Maankulan – xal smart ah oo kor u qaadaya waxqabadka iyo qanacsanaanta macaamiisha.